Qofkii Aqriyo ayadaan waxee ka ilaalineesaa dhammaam wax kasta oo qofka dhibi karo sida sixirka,jiniga iyo isha.
{وَجَعَلْنَا مِنۢ بَيْنِ أَيْدِيهِمْ سَدًّا وَمِنْ خَلْفِهِمْ سَدًّا فَأَغْشَيْنَٰهُمْ فَهُمْ لَا يُبْصِرُونَ﴾
Qofkii aayadan aqriyo Mar walba waxay ka xijaabeesaa dhamaan isha xaasidka mida sixirka iyo jiniga.

0 Comments